wefdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld wafdi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wafdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dad maamul ka mus'uul ah oo meel loo diro. ld wefdi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur