wegdoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld wagdo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
wagdoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaabxumo yar oo lugaha gasha oo ay gedow ama labo qaanso oo afafka isku haya oo kale u ekaadaan. ld hogfo, wegdo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00