weheliyaha fididda dhererka
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yayaal ..., m.l/dh)
Macnaha:
- (fiis.) Summad a. Korodhka dhererka adke ee hal halbeeg oo dherer ah, marka heerkulku kor u kaco hal digrii. Selsiyas (1 C°), cadaadiskuna yahay madoorsoome.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

