weheliyaha qallocsanka sugan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Summad na. Saamiga keynaanka ilayska ee madhane iyo keynaanka ilayska ee dhextaal Na = C/Co taasoo C - ay tahay xawaaraha ilayska ee madhane, Co - ay tahay xawaaraha ilayska ee dhextaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur