wehelyeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld wehelyeelid.
  2. U w.: wehel u ahaan, u noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wehelyeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wehelyeel². ld wehelyeel¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur