wehliye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Guud ahaan, taranka dhammaan isirrada ku jira tibaax marka laga reebo isir magacaaban. Tibixda 5xy; 5 waa wehliyaha xy, x waa wehliyaha 5y, y waa wehliyaha 5x, 5x waa wehliyaha y iwm. Sida badan wehliye waxa loo qaataa isirka madoorsoomaha ahee ku jira tibix.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur