wejigarashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wejigaro. ld wejigarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wejigaroQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Macnaha:1. Cid aqoonsasho. 2. Cid u eexasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
wejigaradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld wejigarasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0