wejihi

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax kale qaabisiin. 2. Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waajihi

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld wejihi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur