wejiine

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld wajiine.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wajiine

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roob ka da'o xeebaha Nugaal iyo Bari. ld wejiine.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur