weref

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld waraf¹.
  2. ld waraf².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waraf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle.
  2. Welwel ama xanuun lala seexan waayay. ld weref¹.
  3. Welwel ama xanuun la seexan waayid. ld weref².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur