wershed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld warshad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

warshad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Dhis makiinado waaweyn yaalliin oo alaabta ceeriin lagu farsameeyo. ld wershad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur