werwersan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld walwalsan.

walwalsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan.