weydaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isdhaaf; gudub. ld weydaarid.Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.