weydhaaminQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg weydhaami. ld wey-dhaamis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
weydhaamiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Leexo horay iyo dib u socodsiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0