widwid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dariiq yar oo isku xira guryo ama aqallo isu dhaw; widwide. ld widwide.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

widwide

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld widwid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur