wigloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cod maanseed lagu ciyaaro ciyaarta dhaantada; hirwo. ld wilgo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hirwoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nooc ka mid ah ciyaaraha jaanta iyo jiibta leh oo dhaantada isku bahyihiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
wilgoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld wiglo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00