wiifow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo. 2. Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha: