wiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gag, m.l)

Macnaha:

  1. Muddo toddoba beri ah oo isku xigta; toddobaad; usbuuc; sitimaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

toddobaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddoba beri oo isku xigta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur