wiilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Gabar u saansaan eg wiil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur