wiiqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wiiq².

wiiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Bowdada madaxeeda misigta ku jira. 2. Misiqta fiiqeeda.
  2. Cid, arrin iwm wax-yeello gaarsiin.