wiiqmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wiiqan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wiiqan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)

Macnaha:

  1. Wax la wiiqay noqosho.
  2. Wax la wiiqay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur