weledQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Beeryarada oo jirrata aadna u bararta. 2. (awlaad, m.dh) Ilmo la dhalay. 3. Kasha badarka lagu tumo.