winiini-elektaroon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Tirada kuwaan-tam ee winiiniga oo lagu asteeyo m ; kana tarjumaysa winiiniga elektaroon kasta, waxa-na la siiyaa qiimeyaasha +1/2 ama -1/2.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

