wiqiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.