Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg wiswisi. ld waswaasin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Cid wax kasta oo ay samayn lahayd ka shakisiin. 2. ld was-waasi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur