wiyeer

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. Biyo culus oo dhanaan yari ku jiro. 2. Biyo aan xareed ahayn. 3. ld wayeer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur