wiyil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa-man harag aad u qiro weyn una adag.
  2. Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa-man harag aad u qiro weyn una adag.