xaabayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaabee.

Lamidka: xaabee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaabee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Qoryo la shito ururin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur