xaadirin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaadiri. ld xaadiiris.

Lamidka: xaadiri, xaadiiris

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaadiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magacyadooda yeerin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur