xaajaggal

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. X. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur