xaajootamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaajootan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaajootan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Arrin ka doodid.
  2. La x.: cid arrin kala garramid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur