xaasaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ammo, m.dh)Macnaha:Caato; weyd, macluul.Xoolo caatoobid; weydoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay. 3. Hilib aan dux lahayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
weydoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg weydow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00