xaashaQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bagaQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:Waa ku fiican tahay! Istaahil.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0