xaasow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Nafley caato noqosho. 2. Qof carruur badan yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur