xabaalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xabaalan. ld xabaal-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabaalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la xabaalay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur