xabawarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xabawari. ld xabawaris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabawari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xoolo iyadoo aan la nasin socod dheer oo aan kalago' lahayn wadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabawaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xabawarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur