xabbisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xabbisan. ld xabbis-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabbisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax xabsi la geliyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur