xabeebidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xabeeb².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xabeebQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(daaw.) Codka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.Cod, xabeeb yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0