xad-awoodeed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dad ..., m.l)

Macnaha:

  1. (qaan.) Awood maxkamad sharciyeed ama madax sare oo ku gaara go'aan ama fuliya sharci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur