xadatayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xadatee. ld xanantayn, xanatayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xadatee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)

Macnaha:

  1. Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanantayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xadatayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanatayn