xagaabbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kulayle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kulayle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xilli kulul. 2. Meel kulul. 3. Dhul aad u dhir badan oo aan marino lahayn oo manena ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur