xagaafayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xagaafee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xagaafee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. Neef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur