xagaalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xagaali. ld xagaalis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xagaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dheri xagaal ka hoolid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xagaalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xagaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur