xagaggelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xagaggeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xagaggeli

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U x.: labo qof oo isku dhinac ah, keli ula legdamid; midba xag u deyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur