xagal fiiqan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).