xagal-adke
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) Ratibidda saddex addimaale ka sammaysma dhammaan xarriiqyo bar ka soo unkama halka bar wadaag ah isla markaana dhex mara xood sallax oo oodan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

