xagjir
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo'). 2. X. ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn. 3. X. ah: qof aan dhexdhexaad ahayn.
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha: