xaglagooye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) Isku xirid geeso iska horjeeda. Tusaale ahaan, xaglagooyaha labajibbaarane waxa uu laba-gibbaranuhu u qaybiyaa laba saddexagal oo qumman. Marka laga hadlayo shaxan adke ah badanaaba salxaale, sallax xaglagooye waa kan dhexmara laba geftin oo aan deris ahayn.

