xaglis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xaglisid.
  2. Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaglisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaglis². ld xaglis¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur