xagxago

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho. 2. Cid haruufid.